Monday, March 26, 2007

waa abdulqadir abdi wa xuu dhashay.25/12/99


daadir waa boqorka bartamaha ee Norway sanadaka 20010.
wuu rajay nayaa in uu noqdo xolka norway ee 20010-ga.
insha allah.

Sunday, March 25, 2007

Waa Aisha Abdi


Aisha waxay dhalatay 03.01.07-sacadda-23:43 waxay kodhalatay Norway-Trondheim.
mashha allah,

waa hawa Abdi waxay dhalatay.30.01.97


Msr, hawa waa boqorqda reer shibane , waa gabar eebe komanaystay edeb iyo asloob,